Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiir Faarax Cade oo Booqasho Gaaban ku yimid Boston

Wasiir ka mid ahaa maamulka Khaatumo, ahaana wasiirkii ugu firfircoonaa intii uusan Xilkiisa ku waayin Isku shaadhayntii lagu sameeyay Maamulkaa ayaa Booqasho gaaban ku yimid magaalada Boston.

Wasiirka oo lakulmay Madaxa Shabakadan Ceegaag Eng. Xuseen Fiin iyo Madaxa Uru Dhalinyareedka Qurbo Joogta reer Ceegaag Cabdi Cali Caateeye ayaa nooga waramay xaalada safarkiisa iyo waxa uu doonayo inuu ka hirgaliyo wadanka Maraykanka oo uu hada kusoo guryo noqday.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply