Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo Maqaamkii Soomaaliya ee Hore lagusoo dhaweeyay

Madaxwaynha Turkiga Rajiib Taa’ib Odogan ayaa qasriga wadankaa ee Istanbuul kusoo dhaweeyay madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabndulaahi Farmaajo.

Madaxwaynaha ayaa lagu soo galbiyay Fardihii Cusmaaniyiinta tasoo dunida kaga fajacisay, in Madaxwayne Soomaaliya maanta sidaa loosoo dhaweeyo.  Shacabka turkiga ayaa siwayn u garab Istaagay shacabka Soomaaliyeed maalintii ay ugu baahi badnaayeen. labada madaxwayne ayaa kala sixiixday Heshiis Dhinacyo badan ka kaabi doona dhaqaalaha labada wadan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply