Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo Baaqashadiisii ugu horeeyay ee Gudaha dalka ku gaadhay Gobolka Baay caasimadiisa Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa si weyn ugu mahadceliyay shacabka magaaladda Baydhabo kadib soo dhaweyntii quruxda badneyd ee maanta loogu sameeyay Magaaladaasi.

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa horkacayay shacab faraxsan oo madaxweyne Farmaajo kusoo dhaweeyay magaaladda Baydhabo. Sawiro Cusub oo laga helayo booqashada madaxweyne Farmaajo ee Baydhabo ayaa muujinaya sida uu ugu faraxsan yahay soo dhaweyntaas loo sameeyay.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply