Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafti Maraykan ah oo Gaadhay Caasimada Kumeelgaadhka ah ee maamulka Khaatumo ‘Buuhoodle’

Masuuliyiin ka kala socday  FAO, WHO, USAID, UNESCO, UNICEF, UNDP ayaa soo gaadhay galabta wakhti gaaban magaalada  Buuhoodle oo ay u kuuro gali doonaan xaaladeeda caafimaad iyo mid nabadgalyaba. Buuhoodle iyo deegaanada ku hareereesan ayaa waxaa ku habsaday cudurka shuban biyoodka oo ay keentay nafaqo daro laga dhaxlay Abaaraha Rakaadiyay Deegaanadan bilihii lasoo dhaafay.

Daawo Cali Dhagjar iyo SomNews.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply