Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha 28ka oo lagu waraystay Gudoomiyaha Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar

Gudoomiyaha Maamulka Khaatumo State of Somalia Maxamuud Sheekh Cumar ayaa lagu waraystay golaha 28ka kaasoo badanaa lagu gorfeeyo Siyaasada Soomaalida siiba tan Gobolada Waqooyi ee dalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha ayaa wax laga waydiiyay wadahadalada ay kula jiraan Somaliland, Xaalada Caafimaaddaro ee Abaaruhu ku keenaeen deegaanada gobolka Cayn. iyo Waliba arimo kale oo khuseeya maamulkaa uu godoomiyaha u yahay. Dhagayso Waraysiga Waraysigii Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ee 28ka Maxmuud Sheekh Cumar.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply