Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha oo booqasho rasmi ah ku tagay Jasiiradaha Iskutaga Imaaraad Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” waxa uu booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Abu Dhabi. Inta uu ku guda-jiro booqashada, waxa uu Madaxweynaha la kulmi doonaa HH Sheikh Mohammed bin Zayed Al Nahyan, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha Ciidamada Qalabka-sida ee Dowladda Isutagga Imaaraat-ka Carabta.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply