Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Garoonka Hobyo oo dib loo shaqo galiyay iyo Arrgoosatada oo la daabulayo

Airport kii Hobyo ayaa maanta dib loo furay iyada  Diyaaradda Starsom  keentay rakaabkii ugu horeeyay waxayna qaaday Aargoosato iyo kaluun. Waxaa rakaabkii maanta ka mid ahaa Ambasador Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan (Dhamancad). Waxaa kaloo la socday diyaaradda ENG.Cabdulqaadir Abikar Iyo Duqa Degmada Hobyo Cabdulaahi Fahad.

Diyaarada ayaa waxaa dib loogu qaaday Arrgoosato aad u badan iyo waliba Kaluun taasi oo ah mid mustaqbalka ku dhiiro galin karta in ganacsiga Hobyo helo suuq, lana filayo in ay dadbadan kusoo dhiiradaan ka xamaalashada Magaalada oo ah mid ay dib ugu dhismi karto magaalda Hobyo oo ah goob Taariikhi ah.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply