Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaraxyada Muqdisho ka istaagi la’ oo Galaftay Saraakiishii ugu saraysay CXD Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay saddex ka mid ah Taliyeyaasha Ciidamada dowladda, iyadoo Madaxweynuhu isla maanta magacaabay Taliyeyaal ciidan.
Taliyihii ciidamada xoogga dalka Maxamed Aadan Buud ayaa xilka laga qaaday, waxaana lagu bedelay Taliye cusub oo lagu magacaabo Jen, Maxamed Axmed Jimcaale Cirfiid oo horay xilkan u soo qabtay sanadkii 2011.

Sidoo kale Taliyihii Ciidamada Booliska Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xilka laga qaaday, waxaana lagu bedelay Jen. C/xakiin Daahir Saciid oo loo yaqaano Saacid.

Waxaa kaloo la bedelay Taliyihii Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/llaahi Gaafow Maxamuud, kaasoo lagu bedelay C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo horay xilkan u soo qabtay, haatan ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply