Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maraykanka weerar xaga cirka ah oo aykaga jawaabayaan Gaasayntii Shacabka Siiriya ku qaaday Asadka Siiriya

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hada sheegay in ay suuro gal ahayn in wakhtigan xaadirka ah nin kaligii taliye ahi hubka sunta ku gumaado shacabkiisa. Asadka Siiriya ayaa shalay hubka gaaska kiimikada ah ku gumaaday shacabkiisa tasoo meel cidhiidhiya galisay siyaasada Madaxwaynaha Maraykanka oo isagu aaminsanaa in Siyaasada Maraykanku ku salaysnaato wixii dani ugu jirto Maraykanka, Balse madaxwaynaha ayaa sheegay in waxa dhacay ay tahay arin aan laga aamusi karin, sidaa awgeed weerar ilaa Kontameeyo Kuruuska  ah ayaa maraykanku ku qaadeen ciidmada daacada u ah Asadka Siiriya wali.

Dagaalka Tooska ah ee Maraykanku kusoo galay dagaalkan Siiriya ayaa la filayaa inay soo dadajiso in xukunka laga tuuro Bishaaral Asad.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply