Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guri Faraaciineed aan horay loo ogayn laga helay Qabuuraha koonfurta Qaahira

Wadanka Masar oo ah wadanka ugu facawayn dunida ayaa laga helay Guri Faraacineed kasoo lagu qiyaasay ina la dhisay 3,700 oo sanadood ka hor. Taalada Boqor kamida Faraaciinadii ayaa lasoo saaray iyada oo hada lagu guda jiro in la qodo dhulka gurigaasi ku fadhiyo si wax looga ogaado Boqorkaa iyo waliba loosoo saaro taalada qeebaheeda kale.

Wadanka Masar ayaa ah wadan ay dadkiisu ilbaxnimada heer sare ka gaadheen halka ay wadamada qaarkood ay burburiyaan taalooyinka taariikhiga ah iyaga oo ugu marmarsiyoonaya Xagjirnimo Diineed.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply