Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay waftigii Turkiga ee booqnayay caasimada Muqdisho

Wafti uu hogaaminayay Raysalwasaare ku xigeenka dawlada Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa maanta soo gaadhay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. waftigaa oo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Waftiga ayaa kadib la’kulmay Raysal wasaare Khayre daawo Sawirada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply