Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo oo si mugwayn uga qaybgalay shirkii wadamada Carabta

Shirka wadamada Carabta oo ka furmay wadanka Urdun ayaa waxaa ka dhexmuuqday Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Madaxwaynaha ayaa wada dadaalo uu doonayo inuu kusoo celiyo wajigii ay Soomaaliya ku lahayd Dunida tasoo mudo ka badan 26 sanadood soo celinteedu kalba fashilmasay.

Soomaalida ayaa hada loo arkaa inuu horkacoyo madaxwayne daacadka ah in dalka iyo dadka dib looga dhiso dhinacyada kala duwan ee baahida Bini aadamka.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply