Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogeysiis: Gurmadka Abaaraha (BOSTON)

Alxamdulillaah, dadaal aan loo kala hadhin ayay reer Boston ugu jiraan u gurmashada walaalahooda abaaraysan. Jimcahan soo socda, salaadda ka dib, waxaa masjidka ISBCC lagu qabanayaa lacag-ururin loogu gurmanayo walaalaheenna abaaraysan. Fadlan ka qaybqaado dadaalkan.

YouTube Preview Image

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply