Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis: ku socda Dhalinta SAYPA ee reer Boston

Waxaa nili ogaysiinayaa dhamaan Dhalinta iyo waalidiinta in la samaynaayo koox Soomaali ah oo ciyaarta Kubada Kolayga. Sidaa awgeed waxaa la’ogaysiinayaa dhamaan Dhalinta SAYPA inay jiridoonto tartan qaadasho ah iyada oo la’qaadan doono Sagaal(9) Dhalinyaro ah oo u dhaxaysa da’da 15 ilaa 18 jir. Kuwaasoo ka mid noqon doona Kooxda 1aad ee uu dhisi doono Tababaraha Caanka ah ee Axmed Fu’aad.

Waxaa laga Rabaa inuu shaqsigaasi noqdo

1. Mid dabeecadiisu hagaagsan tahay.

2. Inuu diyaar u yahay inuu kororsado aqoonta Kubada Kolayga.

3. Inuu yahay shaqsi firfircoon oo ku wanaagsan kubada(Xariif).

Hadaba Jimcahan, March 24, 2017 kaalay Madison Park. saacada 6:00PM ilaa 8:00PM

Mahadsanidiin.

Xuseen Fiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply