Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hambalyo Aroos- Abdiqadir Cawil Mohamed iyo Zuhuur Aadan Abiib oo ku aqal galay magaalada Hargeysa.

Waxaa shalay ku aqal galay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland mudane Abdiqadir Cawil Mohamed iyo marwadiisa Zuhuur Aaden Abiib. Haddaba waxaannu Ilaahay uga baryaynaa inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado, ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dadkooda, iyo dalkooda  anfaca. Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR.

Waxaa tahniyad Aroos diraya:

Hooyo Sahra Axmed Suldan iyo caruurteeda ilma Cawil Maxamed

Ayeeyo Xalwo Awaadan Magan

Hooyo Luul Yuusuf Suldaan Seed iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali

Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Caasha Yuusuf Suldaan Seed iyo Caruurteeda

C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan iyo caruurtooda

Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda

Dhamaan dadkan oo kala jooga Hargeysa, UK, Canada, United Statesa, Jijiga Ethiopia iyo Australia ayaa waxay hanbalyo u dirayaan Arooska iyo Aroosada, Boqorka iyo Boqorada Abdiqadir Cawil Maxamed iyo Zuhuur Aadan Abiib oo Arooskoodu kadhacay magaalada Hargeysa.

Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha’idinka dhigo.

Hadaanunahay Bahda Warbaahinta Ceegaag waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nigi…Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaaaaamiiin….Aaammmiiinn…Aaamiin..

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply