Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Jamaad Fiin oo laga waraystay Integration TV kadib markay si lama filaan ah u soo caanba-xday ku ciyaarida xijaabka kubada kolayga

Jamaad ayaa si lama filaan ah ugu  soo caan baxday ciyaarida ay ciyaarto kubada kolayga,  kadib markii uu dhalashadeeda uu Adeerkeed Saciid Jaaamc tahniyada dhalasho ahaan  ugu daabacay bogiisa Twitterka Filim la qaaday xagaagii dhawaa, kasoo ay gabdhaha iyo wiilasha Soomaalida  reer Boston ku wada ciyaareen Barxada Timilty ee xaafada ay soomaalida badankeedu ka degan tahay magalaadan Boston ee Roxbury. Hadaba nala daawo waraysigaa oo ku baxaya luqada Ingiriiska hadii aadan aqoonina turjumaan raadso adoo mahadsan.

Meet Jamad Fiin. She’s a senior at Boston Latin School. And she’s got game.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply