Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Stephan Schwartz oo la kulmay madaxwayne Farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo ayaa la kulmay danjiraha Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Stephan Schwartz iyaga oo ka wada hadlay  xaalada uu wadanku marayo siiba in gargar bini’aadamnimo lala soo gaadho dadka ku wax yeeloobay dhibaatada dabiiciga ah ee dalka ku habsatay.

Madaxwaynaha ayaa ku booriyay dawlada Maraykanka inay wakhtigan xaadirka ah Gargaar bini aadamnimo lasoo gaadha Soomaaliya arintaa oo danjiruhu sheegay inay si dhaqsa ah codsiga uga soo jawaabi doonaan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply