Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabdullahi Maxamuud Cismaan OO loo yaqaano Farmaajo ha laygeeyo oo la kulmay Madaxwaynaha

Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qaabilay Cabdullahi Maxamuud Cismaan Daanyeeroow oo loo yaqaano AR FARMAAJO HALA II GEEYO oo horay u codsaday in Madaxweynaha loo geeyo.

Madaxwaynaha ayaa ah nin isagu ku aad ugu dhow shacabkiisa tasoo marag ka ah in uu wakhti siiyay uu kula kulmo shaqsi shacaba isga oo dhexda kaga jira dhismaha dawlada oo laga sugayo iyo waliba arimaha dawlada ee gudaha iyo dibadaba.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply