Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kulan caawa dhaxmaray RW Saacid, Sheekh Shariif, Cabdiwali Gaas iyo CCC Sharmaarke

Musharax Madaxweyne Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa waxaa caawa gurigiisa ay ugu yimaadeen musharaxiinta kala ah Shiikh Shiriif Shiikh Axmad, Raisulwasarihii hore ee Saacid, xubna kale oo ka mid ah xukuumadii Shiikh Shirif Sheekh Axmad iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas.  Kulan kan oo ahaa mid alBaabadu uxiran yihiin ayaa weli ka socda hoyga raisulwasare Cumar Cabdirashiid.

Warar hor dhac ah oo aan ka helayno goobta ayaa sheegaya in ay ka wada hadleen labada musharax in Ay iskaashi ay ka yeeshaan sidii ay isbedel uga samayn lahayeen Musharax Xasan Sheekh Maxamuud . Doorashadana ayna umidayn lahayeen codadkooda,

Dhanka kale waxaa jiray kulan ay galabta qaarka mid ah musharixiin tu ku yeesheen Hotel Jazzra iyagoo isku booriyay  inay uhiiliyaan isbedel cusub oo lagu badalo Madaxwaynaha wakhtigu ka dhamaaday ee Xasan Sh Maxamuud doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply