Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madhasha lixdanka oo Tacsi Tiiraanyo leh u diraya shacabka, Ciidanka Qalabka sidana Talo iyo tusaalayn hawada u marinaya

Waxaa caasimada dalka ee Muqdisho ka dhacay weerar waxashnimo ah oo dad u adeegaya cadawga umada Soomaaliyeed geesteen,  kuwaasoo xaga saanta inagala mid ah ay ka fuliyeen  goobaha shacabka iyo udeegayaasha shacabku ku sugan yihiin, iyaga oo kii ugu danbeeyay ku gumaaday birmo-gaydadii shacabka tasoo tusaale u ah axmaqnimada ay dadka kula dhex hulaaban yihiin.

Hadaba nala dhagayso qaarkamida mudanayaasha Madasha 60ka oo ah goob lagu gorfeeyo talada geedi socodka qaramaynta dalkii hooyo ee Soomaaliya… Dhagayso…..Waraysigii mudanayaasha Madhasha lixdanka(60ka)

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

Hambalyo: Ereyada Abwaanka Dr.Abdirahman Beileh Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

Hees Wacan oo Qiiro ku Dheehan Tahay oo loo Qaaday Turkiga

Leave a Reply